906 Views

RW Kheyre oo gaaray Dhuusamareeb

RW Kheyre oo gaaray Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  July 14 2020–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah xubno ka mid ah golihiisa Wasiiradda, iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta taageersan Xukuumadda.

Waxaa Garoonka Diyaaraddaha ee Dhuusamareeb si wadajir ah ugu soo dhaweeyay garoonka Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Waxaa uu qeyb ka noqon doona Shirka Dhuusamareeb two oo ka furmaya Magaaladaasi, islamarkaana looga hadlaayo doorashooyinka dalka.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post