765 Views

Deni oo shaaciyay qorsho Cusub ay la tagayaan Shirka Dhuusamareeb

Deni oo shaaciyay qorsho Cusub ay la tagayaan Shirka Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | Auus-02-2020 15-ka Bishaan ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ay kulan looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ku yeeshaan Madaxda Sare ee Dowladda & Dowlad Goboleedyada,waxaana Puntland ay sheegtay in shirkaasi ay la tageyso qorshooyin Cusub.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo qabsmoomida shirkaas,isla markaana dadka iyo dalka Soomaaliya wayaaboo dan u ah ay kasoo bixi doonaan.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in shirarkii horay uga dhacay Dhuusamareeb ay la tageen wanaag, hayeeshee shirka soo socda ay la tegi doonaan la xisaabtanka Madaxda Sare ee Dowladda maadaama sida uu sheegay in Madaxda Sare ay ka baxeen wayxaabo ay ku heshiiyeen.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | __________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post