1146 Views

Maxaa looga hadlaya kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka?

Maxaa looga hadlaya kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka?
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | August-08-2020-Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in maanta ay yeeshaan kulan, kaasoo ka dhici doonto xarunta Golaha Shacabka Muqdisho.

Kulankaan ayaa ah Mid walaac badan laga muujinaayo maadaama looga hadlaayo Arrimaha doorashooyinka.

Gudoonka Golaha Shacabka ayaa Xildhibaanada ku wargaliyay in ay soo xaadiraan kulanka oo diirada lagu saari doono Arrimaha doorashooyinka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday Olole ay ku doonayaan Muddo korosi, waxaana Xildhibaanada qaar ay sheegeen in ay rabaan in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo Cod ah.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  _______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post