822 Views

Madaxda Hirshabeellle iyo Koonfur Galbeed oo Dhuusamareeb ku wajahan

Madaxda Hirshabeellle iyo Koonfur Galbeed oo Dhuusamareeb ku wajahan
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxda maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Madaxda ayaa ka qeyb gali doonna Shirka Dhuusamareeb 3  ee 17 bishaan ka furmi doona Dhuusamareeb.

Wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ay maanta ka ambabixi doonaan Muqdisho.

Shirka ayaa waxaa ku yimid dib dhac maadaama maanta lagu waday in uu furmo.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  ______________________________________________________________.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post