780 Views

Sii hayaha Ra’iisulwasaraha XFS oo la shiray wakiillada Beesha Caalamka

Sii hayaha Ra’iisulwasaraha XFS oo la shiray wakiillada Beesha Caalamka
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  September 23 2020—Sii hayaha Ra’iisulwasaraha XFS mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay DFS iyo wakiillada beesha Caalamka oo maanta ka dhacay Muqdisho

Shirkan oo ay sidoo goobjoog ahaayeen wasiirro ka tirsan xukuumadda xil gaarsiinta ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha Amniga, Dhaqaalaha,Bulshada iyo siyaasadda

Kulankaan oo u dhaxeyey dowladda Soomaaliya iyo wakiiladda dowladda Saaxiibka la ah Soomaaliya ayaa  looga hadlayey Amniga, Dhaqalaha,  Arrimaha bulshadda  siyaadda iyo horumarrada laga gaaray.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  ______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post