831 Views

Madaxweynaha Galmudug oo Kormeeray Xarunta loo Dhisayo Madaxtooyada

Madaxweynaha Galmudug oo Kormeeray Xarunta loo Dhisayo Madaxtooyada
____________________________________________________________________________


Mogadisho | QOL October 20|  2020
—Madaxweynaha Galmudug ayaa Kormeeray Xarunta loo Dhisayo Madaxtooyada DGM.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye ayaa Kormeer & Indha-Indheyn kutegay Xarumaha loo dhisaayo Madaxtooyada iyo Afar Wasaaraddood oo kala ah; Maaliyadda, Qorsheynta, Arrimaha Amniga, iyo midda arrimaha Gudaha.

Madaxweynaha oo uu kormeerkan ku wehlinayey Agaasimaha Madaxtooyada Cusmaan Macallin Xasan ayaa halkaa waxa kusoo dhaweeyey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud & Guryeynta Mahad Xasan Yusuf oo ka warbixiyey Mashruucaan.

Mashrucaan oo ay iska kaashanayaa Dowladda Galmudug iyo Hay’adda SSF ayaa madaxweynuhu daahfuray 10-kii Maarso ee sanadkan


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
_____________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post