972 Views

Tirada dadka Soomaalida ee uu ku dhacayo Covid-19 oo kordhaya

Tirada dadka Soomaalida ee uu ku dhacayo Covid-19 oo kordhaya
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL October 27|  2020—Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin hor leh oo la xiriirta halista cudurka safmarka ah ee Covid 19 iyo saameynta uu ku leeyahay bulshada ka soo saaray magaalada Muqdisho.  .

Baaritaano ay sameysay shalay ayaa waxaa laga helay 44 qof .

Tirada laga baaray Covid-19, 5-tii maalin ee ugu dambeeyay Soomaliya: 2,432

Waxaa Laga Helay: 44

Deegaanada Somaliland: 44

Lab: 34

Dhedig: 10

Waxaa ka Bogsasaday: 19

Dhimasho: 2

Tirada Guud ee Laga Helay: 3,941

Bogsashada Guud: 3,185

Dhimashada Guud: 104


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
_____________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post