435 Views

Digaagada lunsaneyd oo xilli hore oo kaasay subax hore lagu arkay meel u dhow xafiiska gaashaandhigga Mareykanka

Digaagada lunsaneyd oo xilli hore oo kaasay subax  hore lagu arkay meel u dhow xafiiska gaashaandhigga Mareykanka
____________________________________________________________________________

isniin: February 7, 2022


Digaagada lunsaneyd ayaa xilli hore oo subax lagu arkay meel u dhow xafiiska gaashaandhigga Mareykanka , sida ay baraaha bulshada ku qoreen ururada u dooda xuquuqda xayawaanka ee Arlington oo ku taala Virginia .

waxay ururadaas qoreen in digaagaddu u soo gudubtay wadada oo ay ku timid xafiiska gaashaandhiga.

Digaagadda ayaa xabsiga la dhigay iyadoo muddo la garan waayey halka la geeyey.

Ma naloo oggola in aan shaaca ka qaadno halka digaagadda laga helay ama lagu arkay ‘’ayey yiraahdeen saraakiil iyagoo raaciyey in aanay caddeyn halka ay digaagaddu ka timid iyo sida ay ku soo gaarty xaxafiiska gaashaandhigga Mareykanka

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post