261 Views

Joe Biden oo Donald Trump iyo taageerayaashiisa ku eedeeyay inay dimuqraadiyadda waxyeelaynayaan

Joe Biden oo Donald Trump iyo taageerayaashiisa ku eedeeyay inay dimuqraadiyadda waxyeelaynayaan
____________________________________________________________________________

Khamiis:NOVEMBER 3, 2022

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in dadka Maraykanku ay ku qasban yihiin inay u midoobaan sidii ay uga soo horjeedsan lahaayeen “rabshadaha siyaasadeed”, isagoo sheegay in dimuqraadiyadda ay ka turjumi doonto warqadda codbixinta doorashooyinka xilliga dhexe ee toddobaadka soo socda.

Biden ayaa ku eedeeyay madaxweynihii hore, Donald Trump iyo taageerayaashiisa inay wiiqayaan dimuqraadiyadda oo ay sare u qaadayaan nacaybka iyo rabshadaha iyagoo diiday inay aqbalaan natiijada doorashadii madaxtinimada ee sannadkii 2020-kii ka dhacday Mareykanka taas oo madaweyne loogu doortay Joe Biden.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post