825 Views

Xayiraadii saarneyd Islii oo waqtiga lagu kordhiyay

Xayiraadii saarneyd Islii oo waqtiga lagu kordhiyay
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | May 21 2020–Xayiraadii saarneyd xaafadda Soomaalida ay degan tahay ee Islii ee magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu kordhiyey muddo 16 maalmood ah, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Kenya.

Wasiirka Caafimaadka Kenya ayaa sheegay in tallaabadan looga gol leeyahay xakameynta cudurka COVID-19 oo kiisas badan laga diiwaangeliyay dalkaasi Kenya.

Go’aanka Dowladda ayaa bulshada Soomaalida Islii waxaa ay sheegeen in si gaar ah ayaga loogu beegsanayo, sida ay hadalka u dhigeen, ayaga oo codsaday in laga laabto go’aankan.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment