666 Views

Ku dhawaad 10- qof oo ku dhimatayQaraxii ka dhacay Maqaaxi Shaaha laga cabo oo ku taalla agagaarka Dugisga Tababarka Booliska..

Ku dhawaad 10- qof oo ku dhimatayQaraxii ka dhacay  Maqaaxi Shaaha laga cabo oo ku taalla agagaarka Dugisga Tababarka Booliska..
____________________________________________________________________________

Warar dheeraad ah ayaa  ka soo baxaya qarax duhurnimadii Maanta lala eegtay Saraakiil Ciidan oo ku sugnaa meel aan ka fogeyn taliska Booliska Gen. Kaahiye ee magaaladda Muqdisho.

Qaraxa oo la sheegay inuu fuliyey qof watay jaakad lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa waxaa uu ka dhacay Maqaaxi Shaaha laga cabo oo ku taalla agagaarka Dugisga Tababarka Ciidanka Booliska ee Janeraal Kaahiye ee degmada Xamar jajab.

sidoo Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu ka dhashay, waxaana ku dhintay ku dhawaad 10 qof waxaana ku dhaawacmay ilaa 20- qof kale.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post