765 Views

War deg deg ah : Qarax goor dhawayd ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose Galmudug ee Koonfurta Gaalkacyo

War deg deg ah : Qarax goor dhawayd ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose Galmudug ee  Koonfurta Gaalkacyo
____________________________________________________________________________

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax goor dhawayd ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.

Qaraxa oo loo malaynayo in uu yahay is Miidaamin ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay banaanka hore Xarunta Dowladda Hoose ee Galmudug ee  Koonfurta Gaalkacyo gaar ahaan halka ay ka baxaan baabuurta ee loo yaqaano Astaan Golol.

Sidoo kale Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in Rasaas laga maqlayaa goobta qaraxa,, iyada oo Ciidamo faraabdan oo ka tirsan kuwa Ammanka Magaalada Gaalkacyo ay goobta tageen.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post