714 Views

Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo gaaray Garoowe

Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo gaaray  Garoowe
____________________________________________________________________________

Waxaa maanta magaalada Garowe ka dagay ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminaayay.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa halkaas ku qaabilay kuna soo dhaweeyay weftigan uu hoggaaminaayay ra’iisal wasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale Garoowe gaaray qaar ka mid ah madaxweynayaasha maamul goboleedyada iyo masuuliyiin kale oo badan.

Sidoo kale Waxaa la filayaa inay ka qeybgeli doonan Madasha doodaha machadka Heritage oo markii ugu horeysay lagu qabanayo gudaha dalka, Garoowena ka furmaya todobaadkan

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post