774 Views

Britain oo soo saartay Digniin Caafimaad oo ku aadan Xanuunka Covid19 2021

Britain oo soo  saartay Digniin Caafimaad oo ku aadan Xanuunka Covid19 2021
____________________________________________________________________________

Sabti : January 2  2021

Hay’ada caafimaadka iyo dowlad Britain ayaa ka digey in toddobaadyada soo socda ay u muuqato in ay wajahayaaan xaalado adag oo ku aadan Xanuunka Covid19.

 Shaqaale fasaxyo ku maqnaa ayaa loo yeeray kadib xanuunka Covid19 noociisa cusub ayey hay’adaha caafimaadku sheegaan in ay la daalaa dhacayaan fiditaanka xanuunkaas.

Sidoo kale waxaa loogu baaqay  dadweynaha  in ay feejignaadaan oo racaan shuruucda ay dowladu dejisay ee lagu xakameynayo xanuunkan oo si ba’an u faafaya.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post