1026 Views

Shirar Gaar gaar ah Oo Ka Soconaya Dhuusamareeb

Shirar Gaar gaar ah Oo Ka Soconaya  Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | February 02, 2021–Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa caawa hoyga uu  ka degenyahay Dhusamareeb booqasho ugu tagay Madaxweynaha Koofur Galbeed , Hirshabeele Iyo Madaxweynaha Jubaland.

Madaxweyneyaashan ayaa qeyb ka ah madaxda ku madlan shirka dhawaan la filayo inuu ka furmo magaalada Dhusamareb ee u dhaxeeya madaxda DFS, DX ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaad

xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post