708 Views

Ku dhawad 7 dhalinyaro Sooamaliyeed oo lagu diley gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika 24 kii saac ee lasoo dhaafay.

Ku dhawad 7 dhalinyaro Sooamaliyeed oo lagu diley  gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika 24 kii saac ee lasoo dhaafay.
____________________________________________________________________________

Axad February 14/2/2021

Inta la xaqiijiyey 7 dhalinyaro Sooamaliyeed ah ayaa lagu diley a gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika 24 kii saac ee lasoo dhaafay.

Dadka la diley oo la dhacay dukaamadooda ayaa waxaa ku jirey 2 wiil oo wallaalo ah oo midkood dhaawac daran oo soo gaarey u miyir doorsan (Koma) uu ugu jiro, halka kan kalena uu dhintey.

Dadka Soomaalida ah ayaa shaley ka sameeyeey gobolkaasi isu soo bax balaaran, kadib aaska dhalinyarada la diley.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post