627 Views

Wakiilka Mareykanka u qaabilsan Qaraamda Midoobay oo ka digay dib u dhac ku yimada doorashada Somalia.

Wakiilka Mareykanka u qaabilsan Qaraamda Midoobay   oo ka digay dib u dhac ku yimada doorashada Somalia.
____________________________________________________________________________

 

February 23 , 2, 2021

Siihayaha Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Qaraamda Midoobay  Richard Mills, ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in la hirgeliyo hanaanka doorashooyinka Soomaaliya.

Richard Mills oo hadal ka jeediyay shirka Golaha Ammanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Soomaalida in ay xal deg deg ah ka gaaraan arrimaha doorashooyinka kana Shaqeeyaan Nabadda iyo Xasiloonida waddanka

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in shaqaaqooyinkii ka dhacay 19-kii Bishaan Muqdisho ay horseedi karto halis kale iyo in wadanka hubinti la’aan kale,taasina uusan aqbaleyn Mareykanka.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post