1065 Views

Madaxweynaha Kenya oo loo doortay in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee Ururka Bariga Afrika, Xili xurguf u dhaxyso Somali iyo Kenya

Madaxweynaha Kenya  oo  loo doortay in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee Ururka Bariga Afrika, Xili xurguf u dhaxyso Somali iyo Kenya
____________________________________________________________________________

 February  27 /2/ 2021

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa loo doortay in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee Ururka Bariga Afrika ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaano (EAC).

Uhuru waxaa la doortay intii lagu gudajiray shir madaxeedka 21aad ee ee Bariga Afrika.

Dalalka qaybta ka ah bariga afrika(EAC) waxay kala yihiin Tanzania, Kenya, Uganda, Ruwanda, Burundi iyo Koonfuurta Suudan.

Kenyatta wuxuu xilka kala wareegayaa dhigiisa Ruwanda ee waqtigiisu ee Paul Kagame oo la wareegay hoggaanka bishii Febraayo 2019

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post