1197 Views

Qoysas ku nool degaanno hoos yimaada degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan oo ka cabanaya abaaro xoogan..

Qoysas ku nool degaanno hoos yimaada degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan oo ka cabanaya abaaro xoogan..
____________________________________________________________________________

 28 /2/ 2021

Abaaro xoogan ayaa laga soo sheegaya Xuduuda u dhaxaysa maamulada galmudug iyo Hirshabelle gaar ahaan degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan.

Qoysas ku nool degaanno hoos yimaada degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan ayaa ka cabanaya xaaluf ku yimid deegaanka iyadoo deegaanada qaarna laga soo sheegayo in biyo la’aan daran ay ka jirto.

Sidoo kale Ayaxii dhowaan ku habsaday meelo ka mid ah gobalka Hiiraan ayaa waxaa uu baabi’iyay daaqii xoolaha, xili degaanada qaaroodna uu roobka sanadka ku yaraa.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post