1143 Views

Cabdi Xaaji Budiste oo ka mid ahaa ciyaartooyda kubadda cagta ugu caansanaa oo ku geeriyooday magaalada Jigjiga

Cabdi Xaaji Budiste oo ka mid ahaa ciyaartooyda kubadda cagta ugu caansanaa oo  ku geeriyooday magaalada Jigjiga
____________________________________________________________________________

7-da Marso 2021

Cabdi Xaaji-Cismaan Nuur Budiste oo ka mid ahaa ciyaartooyda kubadda cagta ugu caansanaa bari samaadkii ayaa ku geeriyooday magaalada Jigjiga.

Marxuumka oo muddo dheer dhinaca ciyaaraha kubadda ku soo jira ayaa soo maray naadiyo kala duwan u soo ciyaaray soona Leyliyey, isaga oo marki ugu dambeysayna noqday madaxa kubadda cagta ee dowlada deegaanka Soomalaida.

Cabdi Xaaji-Cismaan Nuur Budiste wuxuu ku dhashay magaalada Jigjiga sanadkii 1950 .

Wuxuu usoo wareegay magaalada Muqdisho, wuxuuna usoo ciyaraay kooxda Jeenyo iyo Batroolka.

Waxaa taariikhda Cabdi Xaaji-Cismaan Nuur Budiste BBC uga warramay Shirwac Cabdullaahi Sandhool.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post