1017 Views

Fahad Yaasiin oo lagu eedeeyay fashilka shirkii Rooble & Musharixiinta

Fahad Yaasiin oo lagu eedeeyay fashilka shirkii Rooble & Musharixiinta
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 7da Maarso, 2021:Xidlhibaam Mahad Salaad oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ku eedeeyay Taliyaha NISA in uu mas’uul ka ahaa shirkii natiijo la’aanta ku dhamaaday ee Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta & Midowga Musharixiinta.

Waxaa uu sheefay in intii uu shirka socday ay farrijn qoraaleedyo is dhaafsanayeen Taliyaha NISA Fahad Yaasiin iyo Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.

Halkan Ka dhageyso War ku saabsan hadalka Xildhibaan Mahad Salaad.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post