798 Views

Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi xaashi.

Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare   Cabdi xaashi.
____________________________________________________________________________

.

muqdisho /Qol/  March 11, 2021

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlada Jubaland  Axmed Maxamed Islaam,uu  kulan la qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS Mudane Cabdi xaashi.

Madaxweynahu wuxuu tan iyo markii uu soo gaaray Magaalada Muqdisho waday dadaal la xiriira arimaha Doorashada, isagoo kulamo la qaatay dhinacyada ay qusayso taas oo gogol xaar u ah shirka dhawaan ka dhici doona Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Axmed Madoobe ayaa kulamo ka wada magaalada Muqdisho, isagoona kulamo la qaadanayo xubnaha beesha caalamka iyo xubnaha mucaaradka

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post