2016 Views

Farmaajo, Cumar Filish & Madaxda Saddex dowlad Goboleed oo gaaray Xarunta Shirka

Farmaajo, Cumar Filish & Madaxda Saddex dowlad Goboleed oo gaaray Xarunta Shirka
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 22da Maarso, 2021Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Carmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinga & Madwxweymayaasha Galmudug, Hir-Shabeelle iuo Koonfur Galbeed oo tegay Teendhada lagu wado in uu dhawaan ka furmo shirka.

Hayeeshee waxaa Goobta shirka ka maqan Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland, waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in Deni iyo Axmed Madoobe aysan kasoo qeybgali doonin shirka oo uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Carmaajo.

Amniga Xerada Afisiyooni ayaa aad loo adkeehay, waxaana socda dadaalo ay wadaan Xubnaha Beesha Caalamka ee ku aadan in shirka ay tagaan Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post