810 Views

António Guterre iyo Raisal Wasaaraha Itobiya oo caawa wada Hadlay

António Guterre iyo  Raisal Wasaaraha Itobiya oo caawa wada Hadlay
____________________________________________________________________________

Isniin: June 28 2021

 

Xogahaya Guud e Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa war qoraal ah oo u soo saaray caawa fiidkii ku sheegay inuu damaanad qaad ka helay ra’iisal wasaare Aby Axmed in la joojin dono dagaallada ka socdo Tigray.

 Waxyaabihii ka dhacay gobolka Tigrayee Itoobiya wewel badan ayaa ka dhashay. Waxay mar kale marag ka yihiin in marnaba xal milatari aan lagu soo afjari karin qalalaasaha. Ra’iisal wasaare Aby Axmed waaan wadahadalnay waxaan rajeynayaa in xabbad joojin ay si deg-deg ah u dhaqangasho. Waa muhiim in rayidka la ilaasho, gargaarka bani’aadannimmana uu gaaraa kuwa u baahan, xal siyaasadeedna la helaa.”

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post