516 Views

Ra’iisul Wasaare Rooble oo mashaariic dhisme ka furay magaalada Jowhar

Ra’iisul Wasaare Rooble oo mashaariic dhisme ka furay magaalada Jowhar
____________________________________________________________________________

khamiis: Noember 11, 2021

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar oo Saacadihii la soo dhaafay uu ku sugnaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegaya in rooble uu halkaas ka bilaabay mashaariic iyo dhagax dhiog.

Rooble oo uu wehliyo  Madaxweynaha HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ayaa booqasho uu ugu kuur-galayey xaaladda nololeed ku tagay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha ayaa dul istaagay mashaariic horumarineed oo dowladdu ay ka waddo Balcad iyo guud ahaan Gobolka, kuwaas oo ay ka mid tahay waddada gabo-gabada mareysa ee isku xirta magaalada Jowhar iyo Muqdisho.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post