987 Views

Madaxweynaha dowladda Galmudug Qoor,Qoor oo gaaray dhuusamareeb.

Madaxweynaha dowladda Galmudug Qoor,Qoor oo gaaray dhuusamareeb.
____________________________________________________________________________

Hol: April: 5/4/2021

Madaxweynaha dowladda Galmudug mudane Axmed cabdi kaariye Qoor,Qoor oo muddoyinki Danbe Howlo shaqo u joogay Magaladda Muqdisho ee caasimada Dalka ayaa dib ugu soo labtay caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Wafdiga madaxweynaha oo Diyaarado kasoo Qaaday Garoonka Adaan caddie ee muqdisho waxaa Garoonka Diyarada casimadda Galmudug ku soo Dhoweeyay Madaxweyne ku xegeenka Galmudug mudane cali Daahir ciid, Gudoomiyaha Baaramaamka Dowladda Galmudug, Dr maxamed Nuur Gacal, wasiiro iyo Xildhibaano ka katirsan Dowladda Galmudug, maamulka caasimada, iyo Saraakiil Ka katirsan Ciidanka Xoogga Dalka.

Madaxweyne Axmed Cabdi kaaiye Qoor Qoor oo mudo 44 Cishaa ku sugna Magaladda muqdisho ayaa ka qeyb galay kulamo Xasaasi ah oo looga arinsanayo Arrimaha Doorashooyinka dalka waxa Uuna Door muuqada ku lahaa isku soo dhowowan shaha laga gaaray Arimaha Doorashooyinka.

OfFice Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post