891 Views

Dowladda Imaaratka Carabta oo 4 Diyaaradood oo Gargaar Raashiin sida u soo direysa Somalia

Dowladda Imaaratka Carabta oo  4 Diyaaradood oo Gargaar Raashiin sida u soo direysa Somalia
____________________________________________________________________________

April 8-4-2021

Dowladda Imaaratka Carabta ayaa 4 Diyaaradood oo Gargaar Raashiin sida usoo direysa Somalia, Todobaadkaan ayaa laga yabaa laba Diyaarad kamid ah ay soo gaaran Muqdisho kuwaa oo Raashiin sida waxaana loooso marsiiyay Hay’adda Laanqeerta Cas ee Imaaratka Carabta.

Inta aan la gaarin bisha Ramadan waxaa labada kale ee Diyaaradaha Raashiinka ay wadeen laga qeybin doonaa degaanada Jubaland, Puntland iyo Somaliland.

Sidoo kale QM ayaa sheegtay in 2.7M oo Qof ay Soomaali ku gaajoonayaan.

Arintaan ayaa ku soo aadaysa Xili sanadkii la soo dhaafay xiriirka ay u jartay Dowlada waqtigeeda dhamaaday Dowlada Imaaraadka carabta.

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post