894 Views

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqasho ku tegay saldhiga ciidamada degmada Awdhiigle oo dhawaan shabaab qabsadeen

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqasho ku tegay saldhiga ciidamada degmada Awdhiigle oo dhawaan shabaab qabsadeen
____________________________________________________________________________

.

April 12, 2021  |

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ku tegay saldhiga ciidamada Soomaaliya ay ku leeyihiin degmada Awdhiigle oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo dhawaan uu ka dhacay dagaal u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo Al Shabaab.

Ciidamada ayaa sheegay inay la wareegeen degmada kadib markii ay ka adkaadeen Al Shabaab.

Soomaaliya waxaa maanta lagu xusaya 61 sanaguuradii kasoo wareegtay aasaaska ciidamada qalabka sida iyadoo sanadkan aysan jirin munaasabado lagu maamusayo 12-ka April cudurka Karoona dartii.

Dhanka kale, madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo farriin hambalyo ah u dirayay ciidamada qalabka sida ayaa ka sheekeeyay qorshaha dib u dhiska ciidanka qaranka.

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post