828 Views

Al-shabaab oo Xalay muqdisho ka geestay Dil Nuuc cusub ah markii guriga ay ugu dhaceen Sarkaal kuna dileen.

Al-shabaab oo Xalay muqdisho ka geestay Dil Nuuc cusub ah markii guriga ay ugu dhaceen Sarkaal kuna dileen.
____________________________________________________________________________

April 13-4-2021

Wararka ka imaanaya Degmada kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay degmadaas ay shabaab ku dileen sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowlada oo loogu dhacay Gurigiisa.

Shabaab ayaa sheegay in Col Cismaan shariif Xasan ay xalay ugu dhaceen Gurigiisa ayna ku dileen, taasi oo ay sheegeen in uu ahaa Nuuc cusub oo ay ku soo kordhiyeen Howlgalada dilalka ee ka sameeyaan Magaalada Muqdisho.

Warbaahinta taageerta alshabaab ayaa sheegtay in ay ku guuleesteen Howlgalkaas ayna xalay ugu dhaceen gurigii uu daganaa ayna dileen sarkaalkaas.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post