828 Views

Madaxda Africa iyo Caalamka oo ku sii qulqulaya Dalka Chad si ay uga qeyb galaan aaska Madaxweynihii hore Dalkaasi

Madaxda  Africa iyo Caalamka oo ku sii qulqulaya Dalka Chad si ay uga qeyb galaan aaska Madaxweynihii hore Dalkaasi
____________________________________________________________________________

 

April 23-2021

Wararka ka imaanaya Dalka Chad  ayaa sheegaya Hogaamiyaasha Africa iyo kuwa Caalamka ay  kusii qulqulaya Dalka Chad.

Hogaamiyayaashan ayaa u socda  si ay uga qeyb galaan Janaasada Madaweynihii la dilay ee Chad Idris Deby, Waxaana jira digniino ka imaanaya kooxdii Falaagada ahayd oo sheegtay inay Hogaamiyaasha uga digayaan inay Janaasada kasoo qeyb galaan madaama ay 300 ilaa 200KM u soo jirsadeen dhinaca Caasimadda Chad.

Sidoo kale Madaxweynaha Gani ayaa tagay dalkaasi si uu Janaasada uga qeyb galo, sidoo kale waxaa la filayaa inuu tago Madaxweynaha Dalka France Imanwal Makaroon.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post