1053 Views

Dunida oo maanta laga xusayo maalinta Radio-ga ee aduunka.

Dunida oo maanta laga xusayo maalinta  Radio-ga ee aduunka.
____________________________________________________________________________


axad: February 13, 2022

Maanta oo kale 13 Februay waxa dunida laga xusaa maalinta Radio-ga oo sida ay dunidu isku raacsantahay weli ah warbaahinta ugu badan ee ilaa maanta dadka lagu gaadhsiiyo wararka, fariimaha arimaha bulshada ah, waxbarashada iyo wixii madadaalo ah ba.

In kasta oo uu Radio-gu muddo dheer kaalintaa koobaad ku jiray, ayaan hadana si kasta oo qalabka warbaahintu u sii xoogaystay oo u batay aan weli laga maarmin oo dunida saddexaad iyo ta horumartay ba maalin kasta malaayiin qof furtaan radio-ga, guri ha joogaan ama gaadhi ha saarraadaane si ay ugala socdaal xaaladda iyo wararka hadba meesha ay ku nool yihiin.

Sidoo kale Waxaa  xaqiiqo ah in culays ka badan intii waayadii hore arintaasi ku keentay warfidiyeenka ka shaqeeya idaacadaha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post