1110 Views

Madaxweynaha DDS oo ka hadlay qarixii ka dhacay Muqdisho

Madaxweynaha DDS oo ka hadlay qarixii ka dhacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 29–2019 | —Madaxwaynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa tacsi tiiraanyo leh, u diray shacabka iyo xukuumada soomaaliya, wuxuuna uga tacsiyeeyay dadkii Shacbaka ahaa ee ku waxyeeloobay qarixii ka dhacay Muqdisho.

 

Madaxwaynaha DDS ayaa cambaareeyay qaraxaas oo mas’uuliyadiisa aysan jirin cid sheegtaya.

 

 

 

Madaxwaynaha ayaa ilahay uga baryay dadkii ku dhintay qaraxan in uu Janadii fardawsa ka waraabiyo inta dhaawacana caafimaad deg deg ah uu siiyo.

 

ku hdowaad 100 Ruux ayaa la xaqiijyey inay ku geeriyoodeen qarixii ka dhacay Magaalada Muqdisho Sabtidii shalay,waxaana qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxaas maanta daawo ahaan loogu qaadayaa dalka Turkiga.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment