Shekh Shariif “ Midowga Afrika, Q.midoobay, EU, jaamacada carabta, USA Haduusan yeelin Warkooda farmaajo waxa uu Rabo waala yaqaanaa
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay go’aankii golaha amniga ee Q.M, kan golaha amniga ee Midowga Africa, iyo baaqyada isxigxiga…