1587 Views

War deg deg ah: shil gaari oo ay ku dhinteen ku dhawaad 7 qof oo ka dhacay Galbeedka magaalada Hargaysa daawo Muqaalka

War deg deg ah: shil gaari oo ay ku dhinteen ku dhawaad 7 qof oo ka dhacay Galbeedka magaalada Hargaysa daawo Muqaalka
____________________________________________________________________________

Sabti: October 16, 2021

Wararka ka imaanaya magaalada Hargaysa gaar ahaan Galbeedka magaalada Hargaysa, ayaa sheegaya in goor dhawayd uu ka dhacay halkaas shil gaari oo ay ku dhinteen ku dhawaad 6 qof, waxaana ku dhaawacmay tiro intaas ka badan.

“waxaa shil ka dhacay maqaaxida Inanta iyo Kontaroolka Cusub dhex dooda,waxaa isku dhacay gaari Noha ah iyo gaari dhayno ah,  dhimashadu waxay maraysaa ilaa 5 qof 3 dumar ah canug yar iyo Darawalkii NOhada,:ayuu yiri Taliyaha Ciidamada Booliiska Heeganka goobta shilku ka dhacay kula hadlayay saxaafada gaar ahaan  ispitaalka magaalada Hargaysa.

Sidoo kale taqaadiirta ispitaalka Hargaysa ayaa sheegay in ku dhaweaad 10 qof ay dhaawacyihiin laba ka mid ahna ay xaaladooda liidato.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post