912 Views

Wararkii ugu danbeeyey Kulan u socdo Midowga Musharixiinta & Wakiilada Beesha Caalamka

Wararkii ugu danbeeyey Kulan u socdo Midowga Musharixiinta & Wakiilada Beesha Caalamka
____________________________________________________________________________

Waxaa socda dadaalo ku aadan in Ciidamo AMISOM ah lakala dhex dhigo goobaha shalay illaa xalay isku dhacyada ka dhaceen, si loo baajiyo dagaal kale, loona yareeyo khasaare soo gaara dadka rayidka ah.

Wakiilada Beesha Caalamka ee fadhigooda yahay Xalane oo saacadihii u dambeeyay shirar gaar u socday ayaa waxay Midowga Afrika kala hadlayeen in dib u eegis lagu sameeyo kaalinta howlgalka AMISOM iyo waajibaadkooda ku aadan Nabad Ilaalinta.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post