1389 Views

Maraykanka iyo xulafadiisa NATO oo maanta si rasmi ah u billaabaya in ay ciidamadooda kala baxaan Afghanistan

Maraykanka iyo xulafadiisa NATO oo maanta si rasmi ah u billaabaya in ay ciidamadooda kala baxaan Afghanistan
____________________________________________________________________________

May-1-2021

Maraykanka iyo xulafadiisa NATO ayaa maanta si rasmi ah u billaabaya in ay ciidamadooda kala baxaan dalka Afghanistan, kadib markii ay halkaa ku sugnaayeen muddo ku dhaw 20 sano.

Jimcihii shalay ahaa ayaa shir caalami ah oo ay yeesheen wakiillo ka kala socda Afghanistan, Maraykanka, Shiinaha, Ruushka iyo Pakistan waxa ay ku baaqeen in xilliga bixitaanka ciidamada uu si nabdoon ku dhaco.

Waxaa lagu wadaa ciidamada NATO ay gebi ahaanba dalkaas ka baxaan 11-ka September ee sanadkan.

Waxaa lagu wadaa ciidamada NATO ay gebi ahaanba dalkaas ka baxaan 11-ka September ee sanadkan. Hadaba si aan u falanqeyno tallaabadaas ayaa waxaan khadka telefoonka ee Ingiriiska kula xiriiray Axmed Sheekh Maxamed (Axmed Tiir) oo ka faallooda arimaha dunida Islaamka

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post