1764 Views

Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Qalbi Dhagax

Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Qalbi Dhagax
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 09, 2018–Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug kulan kula yeeshay Wafdi uu hoggaaminaayay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax.

Waxaa uu sidoo kale kulan la qaatay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa Mas’uuliyiin Galmudug iyo shacabkii kusoo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb, uga mahadceliyay sida diiran ee ay uga soo qeybgaleen soo dhaweyntiisa.

Qalbi Dhagax ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ka dib markii uu kasoo galay dhanka maamulka Puntland.

 

1 2

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment