1080 Views

Soomaali ku guulaystay doorashooyinkii ka dhacay dalka UK shalay

Soomaali  ku guulaystay  doorashooyinkii   ka dhacay dalka  UK shalay
____________________________________________________________________________

May 9, 2021

Dalka Britain oo ka mid ah wadamada ay ku noolyihiin Soomaalida u badan dadka qurba joogta ah ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashahadii golayaasha deegaanka ee dawladaha hoose.

Soomaalida ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey iska sharaxaysay baddiba xisbiyada siyaasada ee ku yaala dalkan Britain gaar ahaan xisbiga Shaqaalaha ee loo yaqaano labourka ahna xisbniga mucaaradka ugu weyn, siddoo kale xisbiyada Konservativeka oo ah kan iminka talada haya iyo xisbiyo kale oo ay ka mid yihiin the Green Party ayey Soomaali badan iska soo sharxdey.

Sidoo kale Dhalinyaro badan oo Soomaali ah ayaa guulo badan kasoo hooyey doorashaooyinkan, Safiya Saeed oo loo yaqaanno Safiya Barbaraawi waxay ka tartantay xaafad ku taala magaalada Sheffield ahna degmooyinka ay Muslimiinta iyo Soomaalidu ku badan yihiin wayna ku guuleesatay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post