Ra’iisal Wasaaraha Jabuuti oo Madaarka dalkaas ku soo dhaweeyay Madaxweyne Muuse Biixi
May 15 2021 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa gaadhay dalka Jabuuti, waxaana kusoo dhaweeyey Ra’iisal wasaaraha Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed iyo…