1728 Views

Janaraal Ori Gordin “ Xamaas Waxay Nagu soo ridayaan Gantaalo Cusub oo dheeraaya

Janaraal Ori Gordin  “ Xamaas Waxay Nagu soo ridayaan Gantaalo Cusub oo dheeraaya
____________________________________________________________________________

May 16 2021

Waxaa markii ugu horreysay Israa’iil ku dhacay gantaalladii ugu badnaa abid ee lagaga soo rido dhinaca Marinka Qaza, sida ay sheegeen militeriga Israa’iil.

Janaraal Ori Gordin ayaa warbaahinta u sheegay in iyo tan Isniintii ay 3,000 gantaal ay Xamaas kusoo rideen Israa’iil.

Wuxuu intaas ku daray in gantaallada ay ridayaan Xamaas ay yihiin kuwa dheeraya marka loo barbardhigo gantaallo horey looga soo riday dhinaca Israa’iil iyo dagaalkii 2006-dii ee Xisbullaah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post