975 Views

Taagerayaasha Musharixiinta oo daabacay ku dhawaad 8.000 kun oo Xabo Sawiro ah sida kheyre, C.C.shakur, Xasan shekh, shekh, sharif, Guled, dhuxulow, C/nasir, sharif Xasan, Geele , Sawiro..

Taagerayaasha Musharixiinta oo daabacay ku dhawaad 8.000 kun oo Xabo  Sawiro ah sida  kheyre, C.C.shakur, Xasan shekh, shekh, sharif, Guled, dhuxulow, C/nasir, sharif Xasan, Geele  , Sawiro..
____________________________________________________________________________

Feb: 18/2/2021

Wrarka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in uu aad u socdo abaabulka banaanbaxa lagu wado in uu ka dhaco Muqdisho maalinta bari ah.

Goobaha Madbacadaha ee lagu daabaco Sawiirada Musharixiinta ayaa buux dhaafay, 48 saac ee la soo dhaafay, kadib markii la soo gaaray maalinta Jimca ah ee Bari ah.

Ku dhawaad 3 Madbacad ama lagu daabaco Sawirada oo ah kuwa ugu waawayn ee ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa Mashquul Noqday.

Taagerayaasha Musharixiinta Xasan Cali kheyre, C/raxmaan C.shakuur, daahir Geele, Xasan shekh, shekh shariif, C/kariin Xuseen Guuleed, Mustaf dhuxulow,


Dr. Cabdinaasir Cabdulle Maxamed, sharif Xasan ayaa lagu arkayaa Wadooyinka Muqdisho ayaga oo ay wataan sawiradooda taagerayaasha bari lagu wado in ay iskugu imaadaan Taalada Daljirka Dahsoon.

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post