1704 Views

RW Rooble oo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka

RW Rooble oo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka
____________________________________________________________________________

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulammo goonni goonni ah la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga & Ergayga gaarka ah ee Norway Heidi Elburgi Johansen.
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo labada Safiir ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya  iyo Ergayga gaarka ah ee Norway ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya waxaa ay uga mahad celiyeen dadaalkiisa ku aadan sidii ay dalka uga dhici laheyd doorasho xor iyo xalaal ah

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post