873 Views

Sucuudiga oo cambaareysay waxa ay ku tilmaantay “xadgudbka ay Israa’iil ku heyso Falastiiniyiinta”

Sucuudiga oo  cambaareysay waxa ay ku tilmaantay “xadgudbka ay Israa’iil ku heyso Falastiiniyiinta”
____________________________________________________________________________

.

May 17 2021

Dowladda Sucuudiga ayaa cambaareysay waxa ay ku tilmaantay “xadgudbka ay Israa’iil ku heyso Falastiiniyiinta”

Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga Feysal Bin Farxaan oo ka hadlayay shir ay lahaayeen Ururka Iskaashiga Islaamiga ayaa sheegay in dalkiisa uu ku baaqayo in Israa’iil ay si deg deg ah ku joojiso duqeymaha.

Wuxuu intaas ku daray in boqortooyada Sucuudiga ay taageereyso dadaal kasta oo lagu sii xoojinayo nabadda Falastiiniyiinta iyo Israa’iil

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post