1191 Views

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in Deg deg loo joojiyo dagaalka Hiiraan ka socda

Wasaaradda Arrimaha Gudaha  oo ku baaqday in Deg deg loo joojiyo dagaalka Hiiraan  ka socda
____________________________________________________________________________

May 21 2021

Kadib markii maalma ka hor dagaal dhaliyey khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu qeybo ka tiran gobolka hiiraan ku dhexmaray labo beel oo walaala ah ayaa arrintaasi waxaa ka hadlay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya.

Wasaaradda ayaa ugu baaqday odayaasha dhaqanka, culima-udiinka, ganacsatada, dhalinyarada, ururrada haweenka iyo waxgaradka in ay kala shaqeeyaan Masuuliyiinta ka socda DF Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Hirshabelle joojinta dagaalkaas dhexmaray beelaha walaalaha ah ee wada dega Magaalada Beledweyne.

Qoraalka Kasoo Baxay Wasaaradda Hoos ka Aqriso.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post