1098 Views

War deg deg ah: Qarax xoog leh oo goordhaw ka dhacay agagaarka isgoyska KM-4

War deg deg ah: Qarax xoog leh oo goordhaw ka dhacay agagaarka isgoyska KM-4
____________________________________________________________________________

May 28 2021

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd Qarax xoog leh uu ka dhacay  agagaarka isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in Qaran lala beegsaday Sarkaal ka tirsan Ciidamnada amaanka. Waxaana la sheegay in uu ahaa kuwa dhulka lagu aaso.

Qaraxa oo noociisa lagu sheegay miino la dhigay wadada dhinaceeda ayaa ka dhacay meel aad ugu dhaw Hotelka Afrik, welina ma cadda cidda lagu bartilmaameedsaday Walow warar ay sheegayaan in sarkaal lala begsaday..

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post