1083 Views

Libiya oo sheegtay in Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa Mig-21 ku burburtay Benqaasi

Libiya oo  sheegtay in Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa Mig-21 ku burburtay Benqaasi
____________________________________________________________________________

May 30 2021

Warbaahinta dalka Libiya ayaa waxaa sheegeen in Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa Mig-21 ay maalintii shalay oo sabti aheyd ku burburtay Magaaladda Benqaasi ee Bariga dalkaasi.

Duuliyihii Diyaaradda oo lagu magacaabi jirey Jamaal Bin Caamir ayaa ku geeriyooday shilkaasi oo ka dhacay Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Baniiyna ee ku yaalla Magaaladda Benqaasi.

Diyaaradda ayaa qeyb ka ahayd Dhoolatus Milliteri oo ay Kooxda Mrashal Khaliifa Xaftar ugu dabaal-degayeen 7 guuradii la soo wareegtay Hawlgalkooda Milliteri ee ay ugu magac dareen Hawlgalkii Karaamada lahaa.

Sidoo kale Marshal Xaftar oo la dagaalama Dowlada Liibiya ayaa goobjoog ka ahaa Dhoolatuskaasi.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post