1074 Views

Wariyaal lagu Xiray y Myanmar oo lagu eedeeyay Warar been abuur ah..

Wariyaal lagu Xiray y Myanmar oo lagu eedeeyay Warar been abuur ah..
____________________________________________________________________________

 

June 3 2021

Maxkamad Milatari oo ku taalo dalka Myanmar ayaa xukun xabsi ah ku riday labo wariye oo lagu eedeeyay in ay faa finayeen warar been abuur ah oo ku saabsan bandowga la galiyay dalkaasi.

Maxkamadda Milatari oo ku taalo koonfurta dalkaasi ayaa wariyaashaani ku xukuntay min labo sano oo xabsi ah.

Dalka Myanmar ayaa xiisad ka taagneed tan iyo kowdii bishii Febaraayo ee horaantii sanadkan markaas oo ay wadankaas afganbi kula wareegeen ciidamada milatariga.

Hogaanka Miltariga ayaa sidoo kale xabsi guri ka dhigay hogaamiyaashii siyaasadeed ee dalkaasi Myanmar.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post