951 Views

Puntland oo sheegtay in 73 haamood oo Oxgen ah kala wareegtay WHO.

Puntland  oo sheegtay in 73 haamood oo Oxgen ah kala wareegtay WHO.
____________________________________________________________________________

June 9 2021

Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa sheegtay in ay 73 haamood oo Oxgen ah kala wareegtay Hay’adda caafimaadka Adduunka – WHO.

War ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay, in ay hay’adda WHO kala wareegtay 73 haamaha Oxgent ah oo loogu talagalay in la gaarsiiyo degaanada Puntland.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland, Dr Jamac Farax Xasan ayaa deeqdaas kala wareegay Madaxa hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO u qaabilsan Soomaliya, Dr Malik.

Haamahan Oxgen-ta ayaa loogu tala-galay in lagula tacaalo xaaladaha xanuunka COVID-19 ee ka jira gudaha Puntland.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post