324 Views

Guddoomiyaha Aqalka sare oo magacaabay Xubnaha ku matalaya aqalka sare qabyatirka dastiirka

Guddoomiyaha Aqalka sare oo magacaabay Xubnaha ku matalaya aqalka sare qabyatirka dastiirka
____________________________________________________________________________

Talaado: June 21, 2022

Gudoomiyaha Aqalka sare cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay Xubnaha ku matalaya aqalka sare guddiga wadajirka ah ee qabyatirka dastiirka oo sida uu ku sheegay xog-haye xigeenka aqalka sare Axmed Yuusuf Cabdulle kuwaa oo gaarayo ilaa 5 ruux.

Xubnaha la magacaabay ayaa kala ah
1-Xasan Xuseen Xaaji oo ku matalaya Koonfur galbeed 2-Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid maamulka Galmudug 3-Saalax Axmed Jaamac Soomaaliland 4-Iftin Xasan Iimaan Baasto maamulka Jubbaland, 5-Cabdullaahi Sheelh Ismaaciil Fartaag jubbaland.

43 senator ayaa u codaysay xubnahaan aqalka sare ku matalaya guddiga dastuurka ee baarlamaanka iyagoona xubin ay diiday mana jirin cid ka Aamustay.

Sidaasi waxaa sheegay Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi, sidoo kale Waxaa golaha shacabka laga sugayaa 5 xubood oo kaga mid noqonaya guddigaan.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post