1494 Views

SAWIRO:-Khayre oo Shacab farabadan Salaadda Ciidda kula tukaday Masajidka Isbahaysiga

SAWIRO:-Khayre oo Shacab farabadan Salaadda Ciidda kula tukaday Masajidka Isbahaysiga
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL August 11, 2019 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo ay wehlinayeen Xubno ka tirsan labada Gole ee Dowladda ayaa Maanta waxaa ay kumanaan Shacab ah Salaada Ciidul Adxa kula dukadeen Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee Magalada Muqdisho.

Dhamaan Madaxda ka qeyb gashay Salada Ciida ayaa Shacbaka Soomaaliyeed waxaa ay ugu hambalyeeyeen Maalinta koobaad ee ciidul Adxa, iyaga oo Shacabka Soomaaliyeed u rajeeyay in sanadkaan sanadkiisa xiga ay ku gaaraan nabad iyo Barwaaqo.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed inay mar walba noqdaan kuwa Nabada kala Shaqeeya Hay’adaha Amniga Soomaaliya,kuwaas oo mar walba u taagan sugida Amniga dalka.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment